Israa’iil oo jebisay xabad-joojintii Qasa, dad rayid ahna ku dishay duqaymo cusub

Axad, October 19, 2025 (HOL) – Ciidamada Israa’iil ayaa maanta bilaabay duqaymo culus oo ay ku qaadeen koonfurta iyo badhtamaha Qasa, xilli lagu jiray xabad-joojin ay dhexdhexaadisay dowladda Maraykanku bishan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu