Ku dhawaad 20 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal ka dhacay Jubbada Hoose

Khamiis, October 30, 2025 (HOL) – Ciidanka Kumaandooska Danab iyo kuwa hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland oo garab ka helaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgalo khasaare xoogan lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka fuliyay deegaano hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu