Nin Soomaali ah oo Magangelyo-doon ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla magaalada Derby ee UK

Khamiis, October 30, 2025 (HOL) – Nin Soomaali ah oo magangalyo doon ah, kana diiwaangashan afar dal oo Yurub ah, ayaa qirtay inuu dilay mulkiilaha maqaayad ku taallay magaalada Derby ee dalka Ingiriiska, kaasoo lagu toogtay gudaha bangi ku yaalla bartamaha magaalada bishii May.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu