UK oo digniin u dirtay maraakiibta ganacsi ee adeegsata biyaha u dhow Xeebaha Soomaaliya

Khamiis, October 30, 2025 (HOL) – Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa digniin adag u dirtay maraakiibta ganacsiga ee isticmaala marin-biyoodka u dhow xeebaha Soomaaliya, kaddib markii lagu arkay dhaqdhaqaaqyo shaki leh oo ay sameynayeen doonyo shiraac ah, kuwaas oo la rumeysan yahay inay xiriir la leeyihiin shabakadaha tahriibinta ee ay taageerto Iran.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu