Arbaco, October 29, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qaybgalay munaasabadda lagu xusayay sanadguurada 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga, taas oo lagu qabtay xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.