Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya waa inay Ka Gudubtaa Nidaamka 4.5 “

Khamiis, October 30, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in la joogo waqtigii Soomaaliya ay si buuxda uga gudbi lahayd nidaamka 4.5, kaas oo uu ku tilmaamay mid waqtigiisii dhammaaday, islamarkaana caqabad ku ah dhismaha dowladnimo casri ah oo ku dhisan sinnaanta iyo cadaaladda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu